Dalka filipin oo lagu dilay 19 qof

19 qof ayaa lagu dilay dalka philipin waxaana la xiriirinayaa inay ka danbeeyeen  kooxda Isis

Jasiiradda mindanoa  ayaa  ah halka dilka uu ka dhacay waxaana lagu laayay dad badan oo taageera u ah dowladda

Todabaadyo kaliya oo dagaalo ka dhacayay jaziirada ayaa waxaa kaliya ku geeriyooday 85 qof,

Madaxweynaha dalka philipin Rodrigo duterte ayaa talaadadii la soo dhaafay soo rogay bandow guud ahaan jasiiradda bandowgaas ayaana wali dhaqin galin

Ciidamo dheeraad ah ayaa maanta oo axad ah la geeyay mindoa, kuwaasoo watay diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo doonyo,

Wadaadka la yiraa abu sayyaf ayaa war dowladda ka soo baxayna lagu sheegay inuu ka tirsan kooxda islaamiga ah,

Dagaalada philipin ayaana soo noq noqday waxaana lagu bartilmaameysadaa dadka islaamka ah halkaasi ku nool,

Dadka la leenayana  ayaana hada ugu badan caruur sida hay’adda qaramada midoobay warbixin ay soo saartay lagu sheegay

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media