Dalalka Yurub oo 500 oo sano  kadib wajahaya Abaartii ugu xumeyd

Saddex-meelood laba meelood oo ka mid ah wadamada Yurub ah ayaa waxaa ka soo baxaya digniinno la xiriira abaar ah tii ugu ugu xumayd ee noocan ah muddo 500 sano ah ay wajahaan.

Warbixintii ugu dambaysay ee ay soo saartay hay’adda caalamiga ah ee la socodka abaaraha ayaa sheegtay in 47% qaaradda ay ku jirto xaalad digniin ah taasoo la macno ah in qalleyl badan uu dhyulka ah uu jiro.

Warbixintu waxay ka digaysaa in qallaylku uu saameyn doono wax-soo-saarka iyo duurjoogta ah, lagana yaabo inuu dhowr bilood dheeraad ah ka sii jiro qaar ka mid ah gobollada koonfureed ee Yurub.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor