HomeWararDagaalo Caawa ka socda deegaanka Xudun ee Gobolka Sool

Dagaalo Caawa ka socda deegaanka Xudun ee Gobolka Sool

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Fiidnimadii Caawa ayaa dagaal khasaare geestay una dhaxeeyay ciidamada Maamulka Soomaaliland iyo Ciidamo deegaanka ah waxa uu ka dhacay deegaanka Xudun ee Gobolka Sool. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Guddiga doorashooyinka Maamulka Soomaaliland,ay deegaankaas geeyeen Sanaadiiqda doorashooyinka. Dadka deegaanka Xudun ee Gobolka Sool,ayaa diidan jiritaanka Maamulka Soomaaliland,iyaga oo aaminsan in ay hoostagaan Maamulka Puntland ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fiidnimadii Caawa ayaa dagaal khasaare geestay una dhaxeeyay ciidamada Maamulka Soomaaliland iyo Ciidamo deegaanka ah waxa uu ka dhacay deegaanka Xudun ee Gobolka Sool.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Guddiga doorashooyinka Maamulka Soomaaliland,ay deegaankaas geeyeen Sanaadiiqda doorashooyinka.

- Advertisement -

Dadka deegaanka Xudun ee Gobolka Sool,ayaa diidan jiritaanka Maamulka Soomaaliland,iyaga oo aaminsan in ay hoostagaan Maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo Cabduweli Maxamed Cali Gaas.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas,waxaana jira in dadka deegaanka qaarkood ee rayidka ah ay cabsi soo wajahday.

Xaalad jahwareer ah ayaa Caawa ka taagan deegaanka xudun ee Gobolka Sool,waxaana tani ay ku soo aadeysaa xili Maanta Wasiirka Warfaafinta Maamulka Soomaaliland uu sheegay in marnaba Soomaliland aysan ka ogolaan doonin in ay Sanaadiiqda doorashooyinka ay geeyaan deegaano ka tirsan Gobolada Sool iyo Sanaag.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts