• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 21, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Dagaalka Ruushka iyo Ukraine oo waji kale yeeshay iyo Xayn ciidan ah oo gudaha u galay dhulka Ruushka.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
August 9, 2024
in Warar
Reading Time: 6 mins read
A A
Dagaalka Ruushka iyo Ukraine oo waji kale yeeshay iyo Xayn ciidan ah oo gudaha u galay dhulka Ruushka.
21
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter
Ruushka ayaa toddobaadkan weerar lama filan ah kala kulmay ciidanka Ukraine , kuwaaso qaaday tallaabo jahwareer ku ridday Moscow, iyagoo ku guulaystay inay tijaabiyaan difaaca xudduudaha ee daciifka ah.
Ruushka ayaa sheegay in ugu yaraan 1,000 askari oo Ukraine ah oo ay taageerayaan taangiyo iyo baabuurta gaashaaman ay gudaha usoo galeen dhulka Ruushka subaxnimadii Talaadada – taasoo u muuqata mid ka mid ah weerarradii ugu weynaa ee ka dhaca dhulka Ruushka tan iyo markii uu dagaalku billowday, waxaana tan iyo Talaadadiina gobolka uu ku jiraa xaalad deg deg ah.
markii ciidanka Ukraine ay gudaha u galeen qeyb ka mid ah gobolkan muhiimka u ah Ruushka oo ay ku yaalan aagga laga maamullo haamaha gaas geeya Yurub , inta uu socday dagaalka Talaaladii ciidanka Ukraine ayaa ku dhowaaday Sudzha, oo ah magaalo ay ku badanyihiin astaamihii Soofiyeedka, waxaana ku yaalla taalada aasaasihii Midowga Soofiyeeti ee Vladimir Lenin, si la mid ah magaaladan ayaa muhiim Ruushka , waxaana ku taalla xarunta ugu weyn oo bamka gaaska dibiiciga ah u qaada Yurub iyo sidoo kale xarunta ugu da’da weyn ee nukliyeerka.
Ruushka ayaa wixii ka dambeeyay weerarka ay horumarka ka sameeyeen ciidanka Ukraine, wuxuu qaaday duulaan ballaaran iyo weerarro duqeymo ah oo uu dib ugu xaqiijinayo difaacyada gobolka Kursk, waxaana jira khasaaro badan oo duqeymaha Ruushka ay gaarsiiyeen Ukraine.
Zelensky, Madaxweynaha Ukraine ayaa ku sheegay weerarkan mid ay ku dhadhansiinayaan caawaaqibka dagaalka u leeyahay iyo marka dhulkaaga lagu dhex dagaallamayo, halka Putin uu ku eedeyay Ukraine ‘daandaansi’ ay kala kulmi karto jawaab adag.
Xaaladda dhabta ah ee ka jirta dhulka ayaa ah mid adag in la ogaado, iyadoo tafaasiil yar oo gaar ah ay soo saareen labada dhinac. Hay’adda Caalamiga ah ee Quwadda Nukliyeerka (IAEA) ayaa sheegtay inay isha ku hayso warshadda Nukliyeerka ee Kursk, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Ruushka ee RIA-Novosti.
Previous Post

Duqaymo horleh oo ka socda Qasa iyo dedaalada wadahalada oo fashilmay

Next Post

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan isugu yeeray hawl-wadeenada hay’adda SODMA iyo Sababta?

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad
Warar

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad

June 21, 2025
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed
Warar

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed

June 21, 2025
Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
Warar

Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

June 21, 2025
Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan
Caalamka

Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan

June 21, 2025
Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah
Warar

Shirka Wadatashiga Qaranka oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho iyadoo Laga Sugayo Warmurtiyeed Rasmi ah

June 19, 2025
Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud
Warar

Saddex Haween ah oo Ku Dhaawacmay Weerar Ka Dhacay Deegaanka Galqoryaale ee Gobolka Galgaduud

June 19, 2025
Next Post
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan isugu yeeray hawl-wadeenada hay’adda SODMA iyo Sababta?

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo kulan isugu yeeray hawl-wadeenada hay'adda SODMA iyo Sababta?

Independence Week Pushes Back Somalia’s Crucial National Forum as Questions Linger Over State Participation

Independence Week Pushes Back Somalia’s Crucial National Forum as Questions Linger Over State Participation

by Gesey Liban
June 21, 2025
0

In a move that reflects both national pride and ongoing political sensitivities, the Somali Federal Government has announced the postponement...

Iran Rules Out Nuclear Talks Amid Ongoing Israeli Strikes

Iran Rules Out Nuclear Talks Amid Ongoing Israeli Strikes

by Gesey Liban
June 21, 2025
0

Iran has ruled out resuming nuclear negotiations while it remains under attack, warning of escalating tensions just hours after Israel’s...

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad

by Ilhaan
June 21, 2025
0

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta berri oo ku beegan...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed

by Ilhaan
June 21, 2025
0

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee uu Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, horey ugu muddeeyay in uu qabsoomo 22-ka Juun...

Independence Week Pushes Back Somalia’s Crucial National Forum as Questions Linger Over State Participation
English News

Independence Week Pushes Back Somalia’s Crucial National Forum as Questions Linger Over State Participation

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran Rules Out Nuclear Talks Amid Ongoing Israeli Strikes
English News

Iran Rules Out Nuclear Talks Amid Ongoing Israeli Strikes

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad
Warar

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed
Warar

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
Warar

Shir Xasaasi ah oo u Furmi Doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan
Caalamka

Iiraan: Ma Jirto Wadahadal Nukliyeer ah Inta Weeraradu Sii Socdaan

June 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Independence Week Pushes Back Somalia’s Crucial National Forum as Questions Linger Over State Participation
  • Iran Rules Out Nuclear Talks Amid Ongoing Israeli Strikes
  • Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Shaaciyay Xiritaanka Kalfadhiga 6aad
  • Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Dib Loo Dhigay, Xuska Xorriyadda Awgeed

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00