HomeWararDagaal xoogan oo laga soo sheegayo Degmada Garacad Ee Puntland

Dagaal xoogan oo laga soo sheegayo Degmada Garacad Ee Puntland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo kuwa Al Shabab ayaa barqanimadii Maanta waxa uu ka dhacay Deegaanka Tabakarale oo qayaastii 20KM u jirta Degmada Garacad Ee Gobolka Mudug. Dagaalka ayaa bilawday kadib markii Ciidamada Puntland ay weeraren Goob ay isku uruursanayen Koox ka tirsan Al Shabab oo halkasi laga soo sheegay. Puntland ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo kuwa Al Shabab ayaa barqanimadii Maanta waxa uu ka dhacay Deegaanka Tabakarale oo qayaastii 20KM u jirta Degmada Garacad Ee Gobolka Mudug.

Dagaalka ayaa bilawday kadib markii Ciidamada Puntland ay weeraren Goob ay isku uruursanayen Koox ka tirsan Al Shabab oo halkasi laga soo sheegay.

- Advertisement -

Puntland ayaa beryahan waday Howlgalo culus oo ka dhan Al Shabab iyaga oo dagaal xoogan kula galay kooxdasi deegaanka Suuj Ee Gobolka Nugaal.

Halkan hoos ka dhageyso Warbixinta:-

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts