Dagaal mar kale ka qarxay dagmada Guriceel

dagaalka ayaa  u dhaxeya ciidamada Dowlada iyo kuwa ahlusuna

waxa uu ka qarxay dagaalka Koonfurta magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya .

dagaalka maanta bilaabday ayaa  yimid xili maanta ay ku ekeyd

waqtigii xabad joojinta ee horay loogu heshiiyay .

wixii ka soo kordha wararkeyna ayaa ku maqli doontaan .

 

 

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor