HomeWararDagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Gaalkacyo

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaal u dhexeeyay laba Maleeshiyo beeleed oo Saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan ku yaalla duleedka Magaalada Gaalkacyo  ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Puntland. Dagaalkaas oo muddo kooban socday ayaa waxaa uu yimid, kadib markii labada Maleeshiyo beeleed uu midkood kasoo horjeestay Baraago biyo ah oo laga qoday deegaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaal u dhexeeyay laba Maleeshiyo beeleed oo Saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan ku yaalla duleedka Magaalada Gaalkacyo  ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Puntland.

Dagaalkaas oo muddo kooban socday ayaa waxaa uu yimid, kadib markii labada Maleeshiyo beeleed uu midkood kasoo horjeestay Baraago biyo ah oo laga qoday deegaan lagu Deeraleey oo ku yaalla duleedka Gaalkacyo.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay dagaalka ayaa waxaa uu ku geeriyooday hal  qof, halka 3 qof kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo la sheegay inay dhamaantood ay ahaayeen dhinacyada dagaalamay.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in xalay deegaanka Deeraleey laga maqlayay rasaas goos-goos ah, In kastoo saakay xaaladda deegaankaas ay tahay mid degan oo aan la maqleyn wax rasaas ah, ayna labada dhinac weli is hor-fadhiyaan.

Si kastaba Dagaalo u dhexeeyay Maleeshiyo beeleedyo oo geystay Khasaarooyin kala duwan ayaa horey dhowr jeer uga ka dhacay deegaano ku yaalla duleedka Magaalada Gaalkacyo dhinaca Puntland, in kastoo markii dambe xal gaaray dagaaladaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts