HomeWararDagaal khasaaro geestay oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Dagaal khasaaro geestay oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo garaya Gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deeganka Ceel wareegoow ee Gobolkaas ayaa waxa ay sheegayan in Kolonyo ay la socden Ciidamada Amisom Wadada loo galay xili ay marayeen deegaankaas. Qof ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Daqiiqado kooban uu deegaanka Ceel Wareegoow uu dagaal ku dhex […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo garaya Gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deeganka Ceel wareegoow ee Gobolkaas ayaa waxa ay sheegayan in Kolonyo ay la socden Ciidamada Amisom Wadada loo galay xili ay marayeen deegaankaas.

Qof ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Daqiiqado kooban uu deegaanka Ceel Wareegoow uu dagaal ku dhex maray Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab iyo kuwa Amisom.

- Advertisement -

Ma sheegin khasaaraha ka dhashay dagaalkaas kooban,balse War qoraal ah oo ay Baraha Internet-ka soo dhigeen Al-Shabaab ayaa waxa ay ku sheegeen in ay weerarkaas ku dileen laba Askari halka lba kalena ay ku dhaawaceen.

Weli saraakiisha dhanka Ciidamada Amisom kama hadlin dgaalkas kooban ee ka dhacay deegaanka Ceel Wareegoow ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts