HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Caasimadda Afganistaan

Dad ku geeriyooday Qaraxyo xoogan oo ka dhacay Caasimadda Afganistaan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

7 qof oo Rayid ah ayaa geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu maanta qarax qabsaday Labo Basaska dadweynaha ee ka dhex shaqeeya Caasimadda dalkaasi ee Kaabul. Qaraxyada ayaa waxay ka dhaceen Waddo mashquul ah oo ku taalla qeybta Galbeed ee magaalladda Kaabul. Ma jirto koox sheegtay mas’uuliyada qaraxyadaasi, waana Qaraxii Labaad ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

7 qof oo Rayid ah ayaa geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu maanta qarax qabsaday Labo Basaska dadweynaha ee ka dhex shaqeeya Caasimadda dalkaasi ee Kaabul.

Qaraxyada ayaa waxay ka dhaceen Waddo mashquul ah oo ku taalla qeybta Galbeed ee magaalladda Kaabul.

- Advertisement -

Ma jirto koox sheegtay mas’uuliyada qaraxyadaasi, waana Qaraxii Labaad ee bishan ka dhac magaalladda Kaabul.

Bishan 3-dii, 9 qof ayaa geeriyoota, 10 kalena wey ku dhaawacmeen qarax qabasaday 2 Bas gudaha Kaabul.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts