HomeCaalamkaDad ku geeriyooday Qarax ka dhashay shidaal la boobayey

Dad ku geeriyooday Qarax ka dhashay shidaal la boobayey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

13 qof oo Kenyan ah ayaa la xaqiijiyey inay maanta ku geeriyoodeen qarax ka dhashay  shidaal ay ka dhuranayeen Gaari Booyadle oo shil darteeda ugu qalibmay Deegaanka Malanga ee u dhexeeya Wadadda isku xirta Degmooyinka Kisumu iyo Busia. Shilkaasi waxaa kaloo ku dhaawacmay 11 qof oo ay carruur ku jireen, kuwaasi oo uu soo gaaray dhaawaacyo gubasho daran ah. Sarkaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

13 qof oo Kenyan ah ayaa la xaqiijiyey inay maanta ku geeriyoodeen qarax ka dhashay  shidaal ay ka dhuranayeen Gaari Booyadle oo shil darteeda ugu qalibmay Deegaanka Malanga ee u dhexeeya Wadadda isku xirta Degmooyinka Kisumu iyo Busia.

Shilkaasi waxaa kaloo ku dhaawacmay 11 qof oo ay carruur ku jireen, kuwaasi oo uu soo gaaray dhaawaacyo gubasho daran ah.

- Advertisement -

Sarkaal u hadlay Boliska ayaa sheegay inay Waaberigii hore ee saakayto oo Axad ah ay fool-ka-fool isugu dhaceen Gaari Booyadle Shidaal iyo Gaari kale oo Caano waday.

Gaariga Booyadlaha ee shidaalka waday waxa uu ku sii jeeday Degmadda Busiya, halka Gaariga Tareelka ee Caanaha waday wka yimid Degmadda Busiya, wuxuuna ku wajahnaa Degmadda Kisumu.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts