HomeWararDad ku geeriyooday  qarax ka dhacay Yemen iyo Diyaarad Drones oo Sacuudiga...

Dad ku geeriyooday  qarax ka dhacay Yemen iyo Diyaarad Drones oo Sacuudiga laga soo riday.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wakaalladda Wararka Yemen ee SABA ayaa sheegtay in 3 qof oo uu ku jiray ilmo yar lagu dilay qarax ka dhacay bar kontorool oo ku taalla Degmadda Rada’ ee Gobalka Bayda ee Bartamaha dalkaasi. Ciiddanka Dowladda ayaa rasaaseeyey gaari laga shakiyey oo ay wateen xubno ka tirsan Maleeshiyadda Xuutiyiinta, waxaana Gaarigaasi ka dhashay Qarax ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Yemen ee SABA ayaa sheegtay in 3 qof oo uu ku jiray ilmo yar lagu dilay qarax ka dhacay bar kontorool oo ku taalla Degmadda Rada’ ee Gobalka Bayda ee Bartamaha dalkaasi.

Ciiddanka Dowladda ayaa rasaaseeyey gaari laga shakiyey oo ay wateen xubno ka tirsan Maleeshiyadda Xuutiyiinta, waxaana Gaarigaasi ka dhashay Qarax ay ku geeriyoodeen 3-qof, iyadoo 8 kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Maleeshiyadda Xuutiyiinta ayaa sheegtay inay soo rideen Diyaarad Drones oo laga lahaa Sacuudiga, taasi oo hawlgal ka waday Degmadda Sirwah ee Gobalka Ma’rib.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts