HomeCaalamkaDad farabadan oo ku le’day Qarax ka dhacay goob ay ka socotay...

Dad farabadan oo ku le’day Qarax ka dhacay goob ay ka socotay xuska dhalashada Nebiga SCW

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 50 qof ayaa dhintay halka 50 kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay dalka Pakistan, sida uu BBC-da u sheegay mid kamid ah booliska dalkaas. Qaraxa ayaa jimcaha maanta ka dhacay meel u dhow masjid ku yaala gobolka Bolochistan ee Koonfur-galbeed ee dalkaas, iyadoo dadka ay isugu soo baxeen xuska dhalashada nabi Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 50 qof ayaa dhintay halka 50 kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay dalka Pakistan, sida uu BBC-da u sheegay mid kamid ah booliska dalkaas.

Qaraxa ayaa jimcaha maanta ka dhacay meel u dhow masjid ku yaala gobolka Bolochistan ee Koonfur-galbeed ee dalkaas, iyadoo dadka ay isugu soo baxeen xuska dhalashada nabi Maxamed NNKH.

- Advertisement -

Booliska ayaa sheegay in la tuhunsanyahay inuu ahaa qarax ismiidaamin ah oo lagu bartilmaamedsanayay isu soo baxa dalkaas ee magaalada Mastung.

Mas’uuliyiinta dalkaas ayaa ku dhawaqay xaalad degdeg ah. Dadka ku waxyeeloobay qaraxaas ayaa loola cararay laba isbitaal oo ku yaala dalkaas sida boolisku sheegeen.

Ma jirto koox ilaa hadda sheegatay mas’uuliyadda qaraxaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts