Booliiska Puntland ayaa ku dhowaaqay hawl-gallo amni oo ay ka samaynayaan magaalada Boosaaso. Toddobaadkan ayaa magaalada lagu dilay madaxii shirkadda P&O ee maamusha dekedda magaalada Boosaaso.
Xalayna, howl-gal ay ciidamadu sameeyeen waxey ku soo xir-xireen dad ay ka mid ahaayeen kuwa dadka ka tahriibaya.
In kastoo aan sirasmi ah loo soo.bandhigin tirada rasmiga ah ee howlgalka lagu xiray,ayaa howlgalkaas waxa uu yahay mid uu amray Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.