HomeWararDab Khasaaro hantiyadeed geystay oo ka kacay Mall ku yaalla Magaalada Muqdisho

Dab Khasaaro hantiyadeed geystay oo ka kacay Mall ku yaalla Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dab khasaaro hantiyadeed geystay ayaa waxaa xalay fiidkii uu ka kacay Mall ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, waxaana dabkaas uu ahaa mid xooggan lagu guuleystay demintiisa saacado xiriir ah oo uu socday kadib. Dabka ayaa baabi’iyay goobo Ganacsi oo ku dhex yaallay Mall-ka, oo ay lahaayeen dad Ganacsato oo ku hanti waayay dabka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dab khasaaro hantiyadeed geystay ayaa waxaa xalay fiidkii uu ka kacay Mall ku yaalla isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho, waxaana dabkaas uu ahaa mid xooggan lagu guuleystay demintiisa saacado xiriir ah oo uu socday kadib.

Dabka ayaa baabi’iyay goobo Ganacsi oo ku dhex yaallay Mall-ka, oo ay lahaayeen dad Ganacsato oo ku hanti waayay dabka, iyadoona deminta dabka ay iska kaashadeen Waaxda dab demiska Maamulka Gobolka Banaadir iyo Shirkaddaha leh gaadiidka dab demiska.

- Advertisement -

Qaar kamid ah Ganacsatada ku hanti weyday dabka oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay inuu dabka uu geystay khasaaro hantiyadeed oo farabadan, isla markaana uu baabi’iyay goobo Ganacsi oo ku yaalay gudaha Mall-ka gubtay.

Dabka ayaa si gaar ah u sameeyay qeybo ay ku yaaleen Carwooyin lagu iibinayey dharka iyo qeybo kale, waxaana la sheegay in dabka uu markii hore ka bilowday Haamo, kadibna uu kusii faafay qeybo kale, sidaasina uu dabka ku xoogeystay.

Ma jirto wax khasaaro nafeed ah oo ka dhashay dabkaasi, Dhowr jeer oo hore ayaa waxaa sidaan oo kale Suuqyo waaweyn oo ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Muqdisho uga kacay dabab xooggan oo khasaaro hantiyadeed oo aad u farabadan geystay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts