(DAAWO): Xubnaha Golayaasha Wakiiladda iyo Guurtida Somaliland oo dagaalamay.

Xildhibaanadda Labada Gole ee Maamulka Somaliland waxa barqanimadii maanta dhex maray dagaal la isugu gacan qaaday, kadib, markii ay qaar ka mid ah Xildhibaandda ka hor yimaadeen Heshiis Imaaraadka loogu oggolaaday inay Saldhig Milliteri ka dhistaan magaalladda Berbera.

Gacan-ka-hadalka ayaa saamayn ku yeeshay Habsami-u-socodka Kulankaasi iyo Khudbad uu Madaxweynaha Maamulkaasi, Axmed Silaanyo ku difaacayey Heshiiskaasi.

Ilaa 2 Xildhibaan ayaa la jir-dilay, waxayna sheegeen inay Ciiddanka Somaliland ku xad-gudbeen Xasaanadooda.

Dhowr Xildhibaan ayaa Xabsiga lo otaxaabay, ka hor inta aan la sii daynin.

Hal ka daawo Gacan-ka-hadalka Golayaasha Guurtida iyo Wakiilladda Maamulka Somaliland.

 

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media