HomeWararDaawo sida Madaxweynaha Koonfur Galbeed loogu soo dhaweeyay Baraawe

Daawo sida Madaxweynaha Koonfur Galbeed loogu soo dhaweeyay Baraawe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Mudane. C/qaadir Shariif Sheekhuna, Wasiiro, Xildhibaano iyo sayaasiyiin kale oo goordhow gaaray Magaalada Baraawe ee caasimada Dowladda KGS ayaa soo dhoweyn diirran kadib booqasho ku tagay dhismaha Airport-ka cusub ee Baraawe. Muhiimada safarka Madaxweynaha ayaa ah in uu indha indheeyo xaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Mudane. C/qaadir Shariif Sheekhuna, Wasiiro, Xildhibaano iyo sayaasiyiin kale oo goordhow gaaray Magaalada Baraawe ee caasimada Dowladda KGS ayaa soo dhoweyn diirran kadib booqasho ku tagay dhismaha Airport-ka cusub ee Baraawe.

Muhiimada safarka Madaxweynaha ayaa ah in uu indha indheeyo xaalada deegaanka iyo guud ahaan mida Gobolka, waxaana shacabka u ballanqaadayaa in aan booqan doono dhamaan deeegaanada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed isla markaana ka shaqeyn doono sidii la iskugu furi lahaa deegaanada loogana xoreyn lahaa Al-Shabaab ayuu yrii” Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen,

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya inta uu ku sugan yahay magalada Baraawe kullamo kala duwan la yeelan doona odayaasha dhaqanka, bulshada qeybahooda kala duwan, iyo maamulka Gobolka Shabellaha hoose iyo kan degmada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts