Daawo Sawirrada: Sarkaal Ka Tirsan Nabad Sugida oo Ka Badbaaday Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa

Waxaa maanta qarax miino ka bad baaday sarkaal katirsan ciidanka NISA, kaasi oo lagu magacaabo Ismaaciil Daahir.

Sarkaalka ayaa ku sugnaa degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, waxaana la sheegay in Miino loogu xiray gaarigiisa, hayeeshee uu markii danbe ogaaday, kadib markii uu shaki ka qaaday taleefoon ku xirnaa Miinada oo soo dhacay.

Ismaaciil Daahir ayaa gaariga ka dagay, kuna war galiyey Saraakiisha Miino baarista,oo ku guuleystay inay

furaan Miinadaasi.

 

 

 
M duwan ee bulshada

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media