Daawo Sawirrada qarixii uu ku geeriyooday Taliyihii Qeybta 12 Apriil

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa qarax lagu dilay Taliyihii Qeybta 12 Apriil Cumar Aadan Dhabad (Cumar dheere)  iyo Abaanduullaha Qeybta 12April General Cabdi Cali Jamaame.

Saraakiishaan ayaa qaraxu qabsaday Gaari nooca Soomaalida u taqaano Cabdi Bilaha oo ay saarnaayeen xilli ay marayeen meel u dhow deegaanka dhanaane oo ku yaalla Inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Marko markii la aado Wadada dhinaca Xeebta ah.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxa lagu dilay Saraakiishaas iyo ilaaladooda ee ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media