HomeWararDaawo Sawirrada Dooni dab ku qabsaday Dekada Magaalada Boosaaso

Daawo Sawirrada Dooni dab ku qabsaday Dekada Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Doontaan ayaa dabka waxa uu ku qabsaday Dekada Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari puntland,waxana la sheegay in ay saaran tahay Shixnad Ganacsi. Doontaan ayaa sida Wararku nagu soo gaarayaan weli gubaneysa,iyada oo uurada dabka ka kacay laga dareemay Magaalada Boosaaso,waxana ilaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha nafeed ee ka dhashay. Dekada Boosaaso ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Doontaan ayaa dabka waxa uu ku qabsaday Dekada Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari puntland,waxana la sheegay in ay saaran tahay Shixnad Ganacsi.

Doontaan ayaa sida Wararku nagu soo gaarayaan weli gubaneysa,iyada oo uurada dabka ka kacay laga dareemay Magaalada Boosaaso,waxana ilaa iyo hadda la ogeyn khasaaraha nafeed ee ka dhashay.

- Advertisement -

Dekada Boosaaso ayaa waxaa haatan ku sii qulqulaya Masuuliyiinta Magaalada iyo Shacab farabadan kuwaas oo iskudayaya in ay badbaadiyaan Hantida saaran laakin intooda badan ay gubteyn.

Weli sidoo kale lama helin cidda ay doontaan u raran tahay,waxana tani ay ku soo aadeysaa xili 5,bishii Februry ee Sanadkaan ay dooni ku soo caarisay Dekada Magaalada Boosaaso,taas oo badabadinta Hantidii saarneyd ay qaadatay mudo todobaad ka badan.

Hoos ka Daawo Sawirrada Doonta ku gubaneysa Dekada Magaalada Boosaaso.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts