Dalka Sacuudiga ee hodanka ku  ah Shidaalka waxa uu sannadkan marti-gelinayaa Shirweynaha Hoggaamiyaha dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta.
Dhismaha lagu qabanayo Shirkaasi waxaa loogu magac daray Hoolka Weyn “The Grand Hallâ€, kaasi oo ku dhex yaalla Xarunta Dhaqanka ee Boqor C/casiis (The King Abdulaziz International Cultural Center) oo ku yaalla magaalladda Dhahraan ee Bariga dalkaasi.
Dhismaha The Grand Hall waxaa maalgeliyey Boqor Salmaan Bin C/casiis sannadkii 2016-kii, wuxuuna Dhismahaasi ku fadhiyaa masaafo dhan 1,000 mitir oo isku wareeg ah (1,600 square meter).