DAAWO :Hirshabelle iyo Odayaal dhaqameedyo ka hadlay dilka 8 dhalinyaro ah deegaanka GOLOLEY

Xaaji Muxudin Afrax oo ka mid ah odayaasha dhsqaenka Hirshabelle iyo la Taliyaha madaxweyne xigeenka cali Guudlawe ee Arimaha Warfaafinta Xasan Muudey ayda  ka hadlay dilka dhalinyaradaas waxeyna dalbadeen cadaalad in la hor keen gacan ku dhiigalaasha .

 

Comments
Loading...