Barnaamijkan oo uu qabtay Dalsan TV ayaa waxaa sitoos ah loo wareysanayaa lamaanihii la isku diiday,isla markaana sababtay in la dilo lana gubo Wiilka Adeerkiis oo lagu Magacaabi jiray Axmed Muqtaar Saalax Axmed Dowlo.
Lamanaahan ayaa lagu kala magacaabo Maxamed C/raxmaan iyo Ruqiyo C/llaahi Maxamed.