Daawo:-Aabe C/llaahi Maxamed”Ma bixin Gabadheyda waana leyga afduubtay ee dowladda ha ii soo celiso”

Aabe C/llaahi Maxamed oo ah Aabaha dhalay Ruqiyo Cabdullaahi oo ah Gabadhii Guurkeeda uu sabab u noqday dilka Marxuum Axmed dowlo ayaa faah faahin ka bixiyey waxa ka jira in Gabadhiisa uu bixiyey.

Isaga oo Wareysi siiyey Dalsan tv ayuu shegay in laga been abuurtay,isla markaana Gabadhiisa uusan bixin si afduub ahna looga heysto.

Hayeeshee uu ka codsanaayo dowladda Federaalka Soomaaliya in Gabadhiisa ay dib ugu soo celiso.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor