HomeWarar(DAAWO): Diyaaradii Rakaab ee ugu horreysay oo si toos isaga kala gooshtay...

(DAAWO): Diyaaradii Rakaab ee ugu horreysay oo si toos isaga kala gooshtay Muqdisho iyo Nairobi.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Duullimaadkii Diyaaradaha Rakabka ee sida tooska ah isaga kala gooshi jirey Caasimadaha Somalia iyo Kenya ayaa maanta dib loo bilaabay, iyadoo aysan Rakaabka la kulmin wax culays ah. Dhoofayaasha ayaa soo dhaweeyey Tallaabadaasi, waxayna ka nasteen safarkii la sii mari jirey Garoonka Wajeer, ee lagu baari jirey Rakaabka ku sii jeeda Nairobi iyo Shanadaha ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duullimaadkii Diyaaradaha Rakabka ee sida tooska ah isaga kala gooshi jirey Caasimadaha Somalia iyo Kenya ayaa maanta dib loo bilaabay, iyadoo aysan Rakaabka la kulmin wax culays ah.

Dhoofayaasha ayaa soo dhaweeyey Tallaabadaasi, waxayna ka nasteen safarkii la sii mari jirey Garoonka Wajeer, ee lagu baari jirey Rakaabka ku sii jeeda Nairobi iyo Shanadaha ay wataan.

- Advertisement -

Diyaaradda African Airways ayaana Dhoofayaashii ugu soo horreysay keentay Muqdisho, kuwo kalena u qaaday Nairobi.

Isbuucii hore ayey Labada Madaxweyne ee Somalia iyo Kenya waxay isla gaareen dhowr Heshiis oo ay ku jirtay in la bilaabo Duullimaadka Diyaaradaha sida tooska ah isaga kala goosha Muqdisho iyo Nairobi oo la xayiray 10-sanno ka hor.

Tallaabadda uu Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku oggolaaday Heshiiskaasi ayaa meesha ka saartay Dhaqan-gelin La’aanta Heshiiskii ay isaga iyo Madaxweynihii hore ee Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ku kala saxiixdeen Muqdisho bishii   September 13-dii ee sannadkii hore.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts