HomeWararCosoble iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo gaaray Jowhar iyo xaalada oo kacsan

Cosoble iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo gaaray Jowhar iyo xaalada oo kacsan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe  waxao Goordhow gaaray Madaxweynihii Maamulka Hir-Shabeelle balse ay shalay  xilkii ka qaadeen Xildhibaanada Maamulkaas iyo gudoomiyaha Baarlaamanka. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in labada Masuul ee Cosoble iyo Gudoomiyaha Barlamanka Hir-Shabeelle  ay jowhar ku tageen laba Diyaaradood in kastoo Siyasaada aysan aheyn kuwo isku khilaafsan. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe  waxao Goordhow gaaray Madaxweynihii Maamulka Hir-Shabeelle balse ay shalay  xilkii ka qaadeen Xildhibaanada Maamulkaas iyo gudoomiyaha Baarlaamanka.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in labada Masuul ee Cosoble iyo Gudoomiyaha Barlamanka Hir-Shabeelle  ay jowhar ku tageen laba Diyaaradood in kastoo Siyasaada aysan aheyn kuwo isku khilaafsan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa Garoonka Jowhar ku sugnaa Xildhibaanada Baarlamanka Hir-Shabeelle kuwaas oo iyana laba qeybood kala ahaa,waxaana la sheegay in qaarkood ay ku dhawaadeen in ay Gacmaha iskula tagaan walow markii dambe la xliyay.

Wararkii u dambeeyay ayaa waxa ay sheegayaan in haatan Xildhibaanada Hir-Shabeelle ay laba Goobood ku kala shirsan yihiin kuwii xilka ka qaaday madaxweyne Cosoble iyo kuwa taageersan oo ka soo horjeeda xilka qaadista.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts