HomeWararColaadda Saaxmaygaag oo wali aan xal laga gaarin iyo dadaalo socda

Colaadda Saaxmaygaag oo wali aan xal laga gaarin iyo dadaalo socda

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Deegaanka Saax-meygaag ee u dhaxeeya gobollada Nuugaal iyo Sool oo maalmihii la soo dhaafay ay ka taagnayd xiisad colaadeed ayaa haatan waxaa ka soconaya dedaallo nabadeed oo ay wadaan cuqaasha iyo waxgaradka maleeshiyo beeleedyadii maalmahanba halkaasi ku dagaallamayay. Colaaddan oo ilaa haatan galaafatay nolasha ugu yaraan 20 qof oo u badan dad reer miyi ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Deegaanka Saax-meygaag ee u dhaxeeya gobollada Nuugaal iyo Sool oo maalmihii la soo dhaafay ay ka taagnayd xiisad colaadeed ayaa haatan waxaa ka soconaya dedaallo nabadeed oo ay wadaan cuqaasha iyo waxgaradka maleeshiyo beeleedyadii maalmahanba halkaasi ku dagaallamayay.

Colaaddan oo ilaa haatan galaafatay nolasha ugu yaraan 20 qof oo u badan dad reer miyi ah ayaa u dhaxeysa laba beelood oo halkaa wada dega, waxayna salka ku haysaa muran dhanka lahaanshaha dhul-daaqsimeed hadda la deegaameeyay.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee ku howlan daminta colaaddaasi, ayaa sheegay in ilaa hadda aan la gaarin xal rasmi ah, waxaana dagaalku uu mar kale dib u qarxay shalay, xili ay socdeen dadaalo lagu joojinayay.

Dhowr jeer oo hore ayaa xal laga gaaray arrintan balse marar abdan ayay soo noqnoqotay.

Dhulka la isku haysto oo ah dhul daaqsimeed aad u ballaaran ayaa waxaa tiro dhowr jeer ah ku dagaalamay labada dhinac, waxaana isi soo taraya cabsida laga qabo manta mar kale uu dib u billawdo dagaalki,maaddama Malleyshiyaadka labad adhinac ay isku dhaw yihiin.

- Advertisement -

Odayaasha dhaqanka iyo dhinacyada xalka wada ayaa sheegay in ay jiraan dhinacyo kale oo ku lug leh dagaalka, kuwaasi xaaladda siyaasadeynaya,sidoo kalena sii hurinaya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts