• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, June 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Xulashada Ciyaaraha

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee Takewandu-ga Oo U Ambabaxay dalka Ruush-ak

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 6, 2015
in Xulashada Ciyaaraha
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxa bilihii  la soo dhaafay tababar xoogan u socday kooxda xulka qaranka soomaaliyeed ee taekwondow-ga iyagoo diyaar garoow adag uguugu jiray ka qeybgalka ciyaaraha taekwondow-ga aduunka 2015-ka oo sanadkaan lagu qaban doono magaalada Chelyabinsk ee wadanka Ruushka.

Tartankan oo ah.

Tartankan ayaa aad muhiim ugu ah  cayaartooyda qaranka Soomaaliay oo haddii ay guulo gaaran  ku heli doonaan dhibco loogaga baahan yahay ka qeybgalka tartamada Olombikada Aduunka ee RIO 2016 oo lagu qaban doono dalka Brazil.

Wafdiag  u ambabaxay wadanka Ruushka ayaa waxaa hogaaminaayey Gudoomiye ku xigeenka koowaad ahna madaxa xiriirada caalamiga ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Taekwondow-ga Eng. Ahmed Ciise Kirish ayaa  inoo sheegay in ciyaartaan aad iyo aad muhiim uguugu tahay ciyaartooda qaranka Soomaaliyeed ee Taekwondow-ga.

Gudoomiye Kirish ayaa sidoo kale inoo sheegay inuu asagana matali doono Xiriirka Soomaaliyeed ee Taekwondo-ga uu kaga qeyb gali doono doorashooyinka madaxweynaha Taekwondowga Aduunka ee sanadka 2015 oo ay doorashadiisa ka dhici dooto isla magaaladaas Chelyabinsk ee wadanka Ruushka.

Guddoomiye Kiriish ayaa aad u amaanaayey cayaartooyda qaranka sida ay maalmahan dadaalka dheeriga ah ay umuujiyeen ayna rajeynayaan inay kasoo hooyaan guulo qaali ah.

Waxaa Somaaliya uga qeybgalaayo cayaartooyda kala ah Faisal Jeylaani oo  Aweys oo ku ciyaaraya Miiskanka  58Kg, Salima Ismaacil  54Kg, Maxamed Deeq Cabdule 54Kg iyo tababaraha cayaartooyda qaranka Elton De Souza Moreira oo udhashay dalka Brazil.

Gudoomiye ku xigeenka Xiriirka Soomaaliyeed ee Taekwondo-ga Eng. Kirish ayaa dhanka  amaan balaaran u diray Gudiga Olombikada Soomaaliyeeed (GOS) oo taageero xoogan ka geystay, suurto galiyeyna in Xulka Qaranka Taekwondow-ga Soomaaliyeed ay ka qeybgalaan tartankan aadka muhiim ka u ah iyo waliba tartamo badan oo ka dhacay qaarada Afrika iyo Yurub oo ay cayaartooyda kaga soo hooyeen bilado taariiqi ah sida tartankii ugu danbeeyey oo ahaa tartanka qaarada Afrika oo ay ku guuleysteen bilada Maarta ayna noqdeen ciyaartooda ugu fiican qaarada Africa ayna galeen kaalinta 3aad.

Ugu danbeeyntii waxuu Xiriirka Soomaaliyeed ee Taekwondo-ga uu dadaal fara badan ugu jiraa siduu u horumarin lahaa guud ahaan dhalinyarada isboortiga Soomaaliyeed gaar ahaan ciyaaraha Taekwondow-ga una soo saari lahaa dhalinyaro aad ufirfircoon oo matali kara qaranka Soomaaliyeed ilaa iyo heer caalami ayuu yiri   Eng. Kirish.

Xiriirka takewanduga Soomaaliyied ayaa ka mid ah xirirada guulaha la taaban karo kasoo hoyay dalka dibadiisa tan iyo burburkii xukumadii dhexe ee dalka, waxaana sidoo kale lagu wadaa in ciyaartoyda bisha September ka qayb galaan  ciyaaraha All Afican games oo  ka dhici doona dalka Congo,

W/D: Xuseen Maxamed  Hadafow

 Email: [email protected]

 

Previous Post

Meeting between the President and Prime Minister of the Federal Republic of Somalia and Mr John Kerry, Secretary of State, United States of America Tuesday 5 May 2015

Next Post

Horyaalki 22-aad  kubadda Miiska oo Muqdisho ku soo idlaaday +Sawirro

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Warar

Ururka Jaamacadda Carabta oo shaaciyey xalka keliya ee lagu gaari karo Qabsoomida Doorashada Somalia

April 23, 2021
Caalamka

Maalqabeen Sadaqo ku bixinaya lacag dhan 2 Bilyan oo Dollar

September 14, 2018
Warar

Ciidamada Dowladda oo Dhalinyaro ku qab qabtay howlgal ay sameeyeen

July 26, 2018
Maqal

Dhageyso:-Khilaafkii Arrimaha Xajka oo xal laga gaarey & Shirkadaha ka qeyb qaadanaya oo la shaaciyey

July 24, 2018
Maqal

Dhageyso:-Xiisado dagaal oo laga dareemayo deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

July 24, 2018
Maqal

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Radio Dalsan 24-7-2018

July 24, 2018
Next Post

Horyaalki 22-aad  kubadda Miiska oo Muqdisho ku soo idlaaday +Sawirro

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, today paid an official visit to the...

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Changsha, China—At the margins of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) ministerial meeting held in Changsha, Hunan Province, China, Somalia...

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Mogadishu, Somalia — In a bold diplomatic move, the Federal Government of Somalia has formally demanded the dismantling of the...

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
June 12, 2025
0

Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen...

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
English News

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
English News

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
English News

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure
English News

Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
  • Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
  • Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
  • 13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00