• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ciiddanka Ethiopia iyo Kenya oo lagu wado inay Dagaalamayaasha Alshabaab ka saaraan Jubbooyinka ilaa xadka Kenya

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 13, 2015
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ilo Diplomaasiyadeed oo ka tirsan Ururka Midowga Europe “EU” ayaa sheegay inay doonayaan inay Ciiddanka Kenya iyo Ethiopia ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM weerar ku qaadaan Dagaalamayaasha Alshabaab ee weli ku sugan Jubbooyinka.

Wargeyska Axadlaha ee The Sunday Nation ee dalka Kenya ayaa shalay qoray in  Madaxda Gobalka iyo Dowladaha deeqda bixiya yeesheen Shir looga hadlay qorshahaasi, xilli ay Dowladaha Midowga Europe sheegeen inay 20% jarayaan Kaalmada Dhaqaale ee ay siiyaan Hawlgalka AMISOM.

Wargeyska oo uu Diplomaasi Reer Galbeed u soo dusiyey Ajendihii looga hadlay Shirkaasi ayaa sheegay in Milliteriga Kenya iyo Ethiopia lagu cadaadinayo inay weeraraan Alshabaabka ku sugan Dooxadda Jubba, lana jaro jidka ay Alshabaab kaga tallaabaan xuduudka Kenya.

Diplomaasigaasi oo codsaday inaan magaciisa la shaacinin ayaa tilmaamay in sida ugu dhaqsha badan loo bilaabi doono hawlgalka ka dhanka ah Dagaalamayaasha Alshabaab ee ku sugan qeybo ka mid ah Jubbooyinka.

Alshabaab waxay muddo hal sanno u adeegsan jireen Jubbooyinka inay ka qaadaan hawlgallada ay ku galaan Kenya, kuna  weeraraan  Mandera, Garissa iyo Lamu.

Ugu yaraan saddex kun oo Ciiddamo Ethiopian ayaa dhawaan soo gaaray Gobalka Gedo, waxaana la sheegay in ay weerar ku yihiin Dagaalamayaasha Alshabaab ee ku sugan Gobalk Gedo, gaar ahaan Degmadda Baardheere.

Dhinaca kale, Dowladaha ku bahoobay Ururka Midowga Europe waxy qorsheynyaan inay jaraan 20%  miisaaniyadda dhaqaale ee ay ku bixiyaan Mushaaraadka Ciiddanka AMISOM, shaqaalaha rayidka ee Loojistikadda, gaadiidka, daawooyinka iyo Kharajka Isgaarsiinta.

Bishii July ee sannadkii hore, Dowladaha EU-da waxay AMISOM siiyeen lacag dhan €750 million oo u dhiganta  hal Bilyan oo Dollar ($1 billion).

Askari kasta oo ka tirsan Ciiddanka AMISOM waxa uu bishii mushaar ahaan u qaataa Kun iyo labaatan iyo sideed Dollar ( $1,028).

Xigasho: The Sunday Nation

Previous Post

Dhageyso:Barnaamijka ciyaaraha Dalsan ,13-07-2015

Next Post

Dhageyso: warka fiidnimo Ee Radio Dalsan ,13-07-2015

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”
Warar

“Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobe oo Ka Shiraysa Maalgelinta ATMIS”

May 11, 2025
Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal
Caalamka

Xabbad-Joojin Degdeg ah: Hindiya iyo Pakistan oo Ku Heshiiyay Joojin Dagaal

May 11, 2025
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Next Post

Dhageyso: warka fiidnimo Ee Radio Dalsan ,13-07-2015

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu

by Dalsan Editor
May 11, 2025
0

Somalia's Federal Government Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), on Sunday hosted a special welcoming reception in honor...

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

by Liban
May 11, 2025
0

Koogaar (also known as Burdheere), Middle Shabelle Region – Two civilians were killed early this morning in a targeted attack...

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

by Liban
May 11, 2025
0

MOSCOW / KYIV / ISTANBUL —Russian President Vladimir Putin has declared his readiness to engage in direct peace talks with...

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

by Ilhaan
May 11, 2025
0

Wararka laga helayo deegaanka Koogaar (loogu yeero sidoo kale Burdheere), oo hoos taga degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa...

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu
English News

Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence
English News

Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire
English News

Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm
English News

Has Trump Chosen Riyadh Over Tel Aviv? US-Saudi Nuclear Deal Sparks Alarm

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah
Caalamka

Putin oo Ukraine Ku Casuumay Wadahadal Toos ah

May 11, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia’s Minister of Internal Security Hosts Reception for SSC-Khaatumo Leader in Mogadishu
  • Two Civilians Killed in Targeted Attack in Koogaar, Middle Shabelle: Rising Fears of Clan Violence
  • Putin Proposes Direct Peace Talks With Ukraine Amid Growing Western Calls for Unconditional Ceasefire
  • Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00