HomeWararCiidanka Xoogga oo howlgallo Culus ka fuliyay Gobalka Shabeellaha hoose

Ciidanka Xoogga oo howlgallo Culus ka fuliyay Gobalka Shabeellaha hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan oo ay fuliyeen Gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan Tuulada Kili-Jiido oo hoostagta degaanka Jannaale ayaa sheegay in hawlgalkaasi ay ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab. Muddu kooban oo uu halkaasi dagaal ka socday ayay Ciidamadku sheegeen inay dileen  dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, sidoo kalena waxaa ay xaqiijiyay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan oo ay fuliyeen Gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan Tuulada Kili-Jiido oo hoostagta degaanka Jannaale ayaa sheegay in hawlgalkaasi ay ku dileen xubno ka tirsan Al-shabaab.

Muddu kooban oo uu halkaasi dagaal ka socday ayay Ciidamadku sheegeen inay dileen  dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, sidoo kalena waxaa ay xaqiijiyay in lagu dhaawacay  tiro kale.

- Advertisement -

Ciidanka xoogga ayaa intaasi ku daray in sidookale Gacanta ku soo dhigeen Saanad Ciidan, iyaga oo burrburiyay fariisimo ay lahaaeen Al-Shabaab, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa xusay in guud ahaan dalka oo dhan uu ka socdo howlgalo lagula dagaalamayo Al-Shabaab, Isla marlaana ay sii socon doonaan howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts