HomeWararCiidanka xoogga oo fuliyay howlgal lagu burburiyay fariisimo ay lahaayeen AS

Ciidanka xoogga oo fuliyay howlgal lagu burburiyay fariisimo ay lahaayeen AS

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa degaanka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka fuliyay degaano dhaca bariga gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidamada ka sameyeen deegnada kala ah Bacadka Digireed, Joqofoow, Dahar Faqay, Cali Yabaal, Isgooska Xeydoow, Galka Dhaaleey, Xaaji dhagax, Maraayga Sodonka, halkaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa degaanka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka fuliyay degaano dhaca bariga gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidamada ka sameyeen deegnada kala ah Bacadka Digireed, Joqofoow, Dahar Faqay, Cali Yabaal, Isgooska Xeydoow, Galka Dhaaleey, Xaaji dhagax, Maraayga Sodonka, halkaa oo khasaaro lagu gaarsiiyay Shabaabka.

- Advertisement -

Sareeye Gaas Cali Caraaye Cosoble Gacma Dulle, ayaa tilmaamay oo kamid ahaa sarakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa sheegay in sidii loogu talagalay uu u dhacay howlgalka.

Howlgalada intii ay socdeen ayaa lagu burburiyay fariisimo dagaalamayaasha ay ku lahaayen deegaanadaasi sidoo kale Ciidmada ayaa soo furtay Agabyo milatari, waa sida hadalka u dhigeen saraakiil u hadlay Taliska ciidanka xoogga.

Si kastaba, maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa deegaano dhaca koonfurta Gobolka Mudug iyo Galgaduud ka dhacayay howlgal isugu jiray Duqeyn diyaaradeed iyo dagaal toos ah oo dhexmarayay ciidanka xoogga iyo Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts