HomeWararCiidanka Haramcad oo Howgallo Qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Haramcad oo Howgallo Qorsheysan ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey inta u dhexeyso deeganaka Gendershe iyo Arbacow ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ujeedka howlgalkaas ayaa ahaa Burburinta xarumo dagaalamaayasha AL-Shabaab ay ku leeyihiin Gobolkaasi, sida ayw arbaahinta u sheegeen saraakiisha Ciidanka Xoogga ee Howgalkaasi horkacayay. Deegaanada howlgalka laga sameyey ayaa kala ah Godka kubash, Galka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramcad, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey inta u dhexeyso deeganaka Gendershe iyo Arbacow ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Ujeedka howlgalkaas ayaa ahaa Burburinta xarumo dagaalamaayasha AL-Shabaab ay ku leeyihiin Gobolkaasi, sida ayw arbaahinta u sheegeen saraakiisha Ciidanka Xoogga ee Howgalkaasi horkacayay.

- Advertisement -

Deegaanada howlgalka laga sameyey ayaa kala ah Godka kubash, Galka Geeriyaan, Galka Saalimow, Mara-cade.

Howlgalka ayaa waxaa si gaar ah u sameyey cutubyo ka tirsan Ciidanka Haramcad’ iyo kuwa Xooga Dalka Gaar ah Guutada Cumar binu-khadaab.

Hawlgalkaas ayaa qayb ka ahaa  holwgallada guud ee ka dhanka ah Al-Shabaab, kuwaasi si xowlihi ah kaga socda Gobolada dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts