HomeWararCiidamo loo diyaariyay isticmaalka hubka culus oo tababar loo soo xiray

Ciidamo loo diyaariyay isticmaalka hubka culus oo tababar loo soo xiray

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamo gaaraya 150 Askari oo ka mid noqonaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa tababar loogu soo xiray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose. Tababarkan ayaa socday muddo 15 maalmood ah,waxaana askartan la barayay shiishka ama toogasha meelaha dhaadheer wax laga toogto. Taliyaha Qeybta 43aad ee Ciidamada Dowladda Soomaaliya Jen.Ismaaciil Saxardiid oo munaasibadda tababarka ka hadlay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo gaaraya 150 Askari oo ka mid noqonaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa tababar loogu soo xiray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose.

Tababarkan ayaa socday muddo 15 maalmood ah,waxaana askartan la barayay shiishka ama toogasha meelaha dhaadheer wax laga toogto.

- Advertisement -

Taliyaha Qeybta 43aad ee Ciidamada Dowladda Soomaaliya Jen.Ismaaciil Saxardiid oo munaasibadda tababarka ka hadlay ayaa sheegay in Ciidamadaas la baray sida loo toogto waxa uu ku sheegay cadowga islamarkaana ay tababarka bixiyeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Jubbaland.

Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka qeybta 43aad Cismaan Axmed Aadan, ayaa isna sheegay in tababarkan uu Ciidamada dowladda ka saacidayo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Ciidamadan waxaa ay ka mid noqonayaan kuwa dowladda Federaalka ah ee qeybta 43aad ee Gobolka Jubada hoose,iyada oo tababarrada noocan ah ay sii soconayaan sida ay sheegeen saraakiisha Ciidamada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts