HomeWararCiidamo Boolis ah oo gacanta ku dhigay Burcad beegsata Dadka Ajaanibta kaliya

Ciidamo Boolis ah oo gacanta ku dhigay Burcad beegsata Dadka Ajaanibta kaliya

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Booliska Magaalada Addis Ababa ayaa sheegay burcad abaabulan oo in mudda ah ay ku raad joogeen iney gacanta ku soo dhigeen Boolisku waxay sheegeen budhcadda la qabtay ioo ka kooban 24 iney ahaayeen kuwo si gaar ah u beegsada dadka ajaanibta ah ee ku nool magaaladaasi, iyaga oo geystay dhaawacyo badan hanti badanna dhacay. Mararka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Magaalada Addis Ababa ayaa sheegay burcad abaabulan oo in mudda ah ay ku raad joogeen iney gacanta ku soo dhigeen

Boolisku waxay sheegeen budhcadda la qabtay ioo ka kooban 24 iney ahaayeen kuwo si gaar ah u beegsada dadka ajaanibta ah ee ku nool magaaladaasi, iyaga oo geystay dhaawacyo badan hanti badanna dhacay.

- Advertisement -

Mararka qaarna ay dadka afduubanayeen lacag madax furasha ahna ay weydiisanayeen.

Waxaana burcadda lagu soo qabtay gaadiidkii iyo qaar ka mid ah agabkii ay ka dhaceen dadka ajaanibta ah.

Boolisku waxay intaa ku dareen burcadda abaabulan ee la soo qabtay iney ku jiraan rag falal noocaan ah lagu helay oo ay maxkamad ku xukuntay 15-20 sano oo xarig ah balse xabsiyada ka baxsaday.

- Advertisement -

Magaalada Addis Ababa oo lagu tiryo magaalooyinka ugu nabdoon qaaradda Afrika waxaa bariyahan dambe ku soo badanayey falal budhcadnimo oo amniga magaalada saameeyey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts