HomeWararCiidamada Badda Talyaaniga oo bad baadiyay 941 Muhaajiriin ah

Ciidamada Badda Talyaaniga oo bad baadiyay 941 Muhaajiriin ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warbixin lagu qoray wargeyska the Guardian, ee dalka Ingiriiska ayaa lagu sheegay in 10 ruux ay geeryoodeen halka 941 ruuxna ay ciidanka badda dowlada Talyaniga ay kasoo badbaadiyeen koonfurta badda Mediterranean-ka. Sidoo kale warbixinta ayaa muujineysa in dadkaasi ay doonayeen in ay galaan wadanka Talyaaniga,iyagoona ciidanka badda talyaaniga uqeyla dhaamiyay iyagoo ku sugan meel biyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixin lagu qoray wargeyska the Guardian, ee dalka Ingiriiska ayaa lagu sheegay in 10 ruux ay geeryoodeen halka 941 ruuxna ay ciidanka badda dowlada Talyaniga ay kasoo badbaadiyeen koonfurta badda Mediterranean-ka.

Sidoo kale warbixinta ayaa muujineysa in dadkaasi ay doonayeen in ay galaan wadanka Talyaaniga,iyagoona ciidanka badda talyaaniga uqeyla dhaamiyay iyagoo ku sugan meel biyaha dalka Libiya koofur kaga aadan 50 Miles.

- Advertisement -

Howgallada ciidanka badda Talyaanig, ayaa sidoo kale qeexaya in dhoor jeer oo is xig-xiga ay ciidanka badbaadintaasi sameyeen tan iyo maalintii shalay.

24 kii saac ee lasoo dhafay ayaa waxaa tirada dadka lasoo badbaadiyay lagu sheegay 941 ruux, waxaa ku jiray 30 carruur ah iyo 50 dumar ah.

Bishii aan kasoo gudubnay ayaa waxaa ciidanka badda Talyaaniga iyo kuwa Midowga yurub ay sheegeen in ay geeryoodeen 300 oo muhaajiriin ah kuwaas oo kasoo baxay wadamada Africa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts