HomeWararCiidamada Puntland oo fuliyay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidamada Puntland oo fuliyay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan buuraleyda Golis ee Gobolka Bari. Inta uu socday howlgalka ayaa waxaa uu dagaal kooban dhexmaray Ciidanka Puntland iyo dagaalamayaasha Al-shabaab, kaasi oo geystay khasaaro kala duwan, waxaana kasoo baxaya faah faahino. Saraakiisha hoggaamineysay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan buuraleyda Golis ee Gobolka Bari.

Inta uu socday howlgalka ayaa waxaa uu dagaal kooban dhexmaray Ciidanka Puntland iyo dagaalamayaasha Al-shabaab, kaasi oo geystay khasaaro kala duwan, waxaana kasoo baxaya faah faahino.

- Advertisement -

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka Ciidamada Puntland ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ku sugnaa deegaano ka tirsan buuraleyda Golis ee Gobolka Bari, in kastoo aysan tiro shaacin.

Saraakiisha ayaaa sidoo kale sheegay in howlgalka ay hub farabadan uga qabteen Al-shabaab, isla markaana ay soo qaateen Ciidanka, ayna xaaladda deegaanada uu dagaalku ka dhacay ay ku sugan yihiin Ciidanka.

Si kastaba Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland ayaa maalmihii lasoo dhaafay howlgal ka dhan ah Al-shabaab iyo Daacish ka waday deegaano dhowr ah ka tirsan buuraleyda Golis ee Gobolka Bari iyo deegaano kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts