HomeWararCiidamada nabadsugida iyo booliska galmudug oo ku dagaalamay Cadaado.

Ciidamada nabadsugida iyo booliska galmudug oo ku dagaalamay Cadaado.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay ku dagalamayaan ciidamada Boliska iyo kuwa Nabadsugida Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka ayaa bilowday markii nabadsugida Galmudug ay werareen xarun ay ilaalo ka hayeen ciidamada booliska oo ay ku shiraan Xildhibaanada maamulka Galmudug. Qaar ka mida mudanayaasha baarlamaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay ku dagalamayaan ciidamada Boliska iyo kuwa Nabadsugida Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka ayaa bilowday markii nabadsugida Galmudug ay werareen xarun ay ilaalo ka hayeen ciidamada booliska oo ay ku shiraan Xildhibaanada maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Qaar ka mida mudanayaasha baarlamaanka Galmudug oo la hadlay idaacada Dalsan aya sheegay in ciidamada nabadsugidu ay diidanyihiin xildhibaano damacsan in ay ku kulmaan hoolka mudooyinkii dambaba ay ku shirayeen baalmaanka Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts