Ciidamada hey’adda nabad sugida Soomaaliya ayaa maanta ka hortagay weerar la doonayay in lagu qaado hotel aan la magacaabin oo ku yaala agagaarka KM5 ee magaalada Muqdisho.
Hey’adda ayaa barteeda Twitterka ku soo qortay warbixino la xiriira howlgalka ay ku soo qabten laba nin iyo laba gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.
#NISA opps: 2pm countered 2 VBIED planing to attack Civilian Hotel in KM5, 2 suiciders, 2 VBIED & 2 AK47 recovered,#Mogadishu#Somalia
— NISA (@HSNQ_NISA) April 22, 2016
Howlgal: waxaan gacanta ku dhignay 2pm maanta 2 gaari oo qarax ku xirnaa oo ay wateen #UGUS waxay qorsheynayeen weerar wada jir ah.
— NISA (@HSNQ_NISA) April 22, 2016