HomeWararCiidamada dowladda oo qarax ku qabtay M/muqdisho

Ciidamada dowladda oo qarax ku qabtay M/muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay qeybo kamid ah degmada Waaberi ay ku qabteen qarax kaas oo ay ku guuleesteen in ay fashiliyaan. Ciidamada ayaa Xaafada 21-ka October,ee degmada Waaberi waxa ay ku arkeen Boorso laga buuxiyay waxyaabaha qarxa waxana intaas kadib ay xireen Wadooyinka soo gala goobta uu qaraxa yaalay kaas oo ay Ciidamadu ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay qeybo kamid ah degmada Waaberi ay ku qabteen qarax kaas oo ay ku guuleesteen in ay fashiliyaan.

Ciidamada ayaa Xaafada 21-ka October,ee degmada Waaberi waxa ay ku arkeen Boorso laga buuxiyay waxyaabaha qarxa waxana intaas kadib ay xireen Wadooyinka soo gala goobta uu qaraxa yaalay kaas oo ay Ciidamadu ugu dambeen qarxiyeen isagoo aan geysan wax khasaaro.

- Advertisement -

Qof kamid ah dadka ku nool Xaafada 21-ka October,ee degmada Waaberi ayaa Dalsan u sheegay in qaraxaas ay saakay ku arkeen goobta la dhigay intaas kadibna ay Ciidamada dowladda lagu wargeliyay islamarkaana ay qarxiyeen.

Xaalada goobta qaraxa la dhigay ayaa mudo waxaa hakad galay isku socodka dadweynaha iyo goobaha Ganacsiga walow iminka ay si caadi ah ku soo laabatay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts