HomeWararCiidamada dowlada oo gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qaraxa ay ku jiraan

Ciidamada dowlada oo gacanta ku dhigay gaari waxyaabaha qaraxa ay ku jiraan

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa saakay gacanta ku soo dhigay gaari la sheegay in laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Gaarigan ayay ciidamada ku qabten agagaraaka dhisamaha baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Saraakiisha dowlada ayaa sheegay in gaari la dhigay banaanka hore ee taalada Sayid ee ku dhaw xarunta Baarlamaanka balse ma aysan bixin faahfaahin badan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa saakay gacanta ku soo dhigay gaari la sheegay in laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Gaarigan ayay ciidamada ku qabten agagaraaka dhisamaha baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Saraakiisha dowlada ayaa sheegay in gaari la dhigay banaanka hore ee taalada Sayid ee ku dhaw xarunta Baarlamaanka balse ma aysan bixin faahfaahin badan.

Shalay ayay ahayd markii Al Shabab ay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ay ku weeraren xarunta Fiisho taraafico ee degmada Shangani.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts