HomeWararCiidamada amniga oo soo gaba gabeeyay weerarkii lagu qaaday Maqaaxida Posh Treats

Ciidamada amniga oo soo gaba gabeeyay weerarkii lagu qaaday Maqaaxida Posh Treats

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay weerarkii caawa lagu qaaday Maqaaxida Posh Treats oo ku dhaw Isgoyska Banaadir ee M/Muqdisho. Maqaaxida ayaa markii hore waxaa lagu dhuftay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxana intaas ka dib Gudaha u galay rag hubeysan oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Ciidamada dowaldda Soomaaliya ayaa goobta gaaray kuwaas oo soo gaba […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay weerarkii caawa lagu qaaday Maqaaxida Posh Treats oo ku dhaw Isgoyska Banaadir ee M/Muqdisho.

Maqaaxida ayaa markii hore waxaa lagu dhuftay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxana intaas ka dib Gudaha u galay rag hubeysan oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

- Advertisement -

Ciidamada dowaldda Soomaaliya ayaa goobta gaaray kuwaas oo soo gaba gabeeyay weerarka lagu qaaday maqaaxida Posh Treats,waxana inta la xaqiijiyay ku geeriyooday ilaa 4 ruux.

Wararkii ugu dambeeyay ee na soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in haatan ciidamada amniga Soomaaliya ay  gacanta ku hayaan Maqaaxida Posh Treats iyo Pizza house oo ka soo horjeeda goobta la weeraray.

Weli laamaha amniga Soomaaliya ma faah faahin qaabka uu u dhacay weerarkaas iyo khasaaraha guud ee ka dhashay,balse daqiiqadaha na soo aaday ayaa la filayaa in ay ka warbixiyan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts