HomeWararCiidamada Amaanka oo howlgal ku qabtay Rag iyo Dumar sameynayay Maandooriye

Ciidamada Amaanka oo howlgal ku qabtay Rag iyo Dumar sameynayay Maandooriye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Howlgalkaan oo ahaa mid qorsheysan ayey Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ka sameeyeen Xaafada kaabo godey ee degmada Dharkeenley waxaana lagusoo qabtay rag iyo dumar ku sugnaa guriga uu bartilmaameedka howlgalku ku wajahnaa oo lagu sameynaayey walxaha maanka dooriya. Howlgalka ayaa lagusoo qabtay calaq jiirgaamo ku cabeysnaa iyo xashiish lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgalkaan oo ahaa mid qorsheysan ayey Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir ka sameeyeen Xaafada kaabo godey ee degmada Dharkeenley waxaana lagusoo qabtay rag iyo dumar ku sugnaa guriga uu bartilmaameedka howlgalku ku wajahnaa oo lagu sameynaayey walxaha maanka dooriya.

Howlgalka ayaa lagusoo qabtay calaq jiirgaamo ku cabeysnaa iyo xashiish lagu sameynaayey Walxaha maanka dooriya oo kooxda ku shaqeysan jirtay, Saraakiisha howlgalkan hoggaaminaayey ayaa sheegay in gurigan uu ahaa goob saldhig u ah ganacsiga walxaha maanka dooriya.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in howlgalada lagula dirirayo walxaha maanka dooriya oo dhibaato badan ku leh Nolasha bulshada ay si gaar ah ciidamada ula dagaalami doonaan oo uusan howlagalkani noqon doonin kii ugu danbeeyey.

Wada shaqeyn dhex martay Ciidamada Booliska iyo Dadka deeganka ee ku sugan xaafada Kaabo godey oo howlgalkani laga fuliyey ayaa fududeeyey in howshani sidii loogu tala galey ay u dhacdo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts