Dhageyso:-Jubbland oo Gacanta ku dhigtay Wiil Aabihiis Qoorta ka jarey

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa deegaanka Buulo Gaduud ee Jubbada Hoose Wiil Dhalinyaro ah uu…

Continue Reading

Dhageyso:-Axmed Madoobe”Dowladda Somalia iyo AMISOM dhab kama aha dagaalka Al-Shabaab”

Madaxweynaah dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa Maanta khudbad uu ka jeediyey shirka Brussels waxa…

Continue Reading

Dhageyso:-Ciidamada Dowladda oo Shacab ku dilay duleedka Magalada Muqdisho

Falka lagu dilay haweenka ayaa maanta waxa uu ka dhacay duleedka Magalada Muqdisho gaar ahaan Xaafada…

Continue Reading

Dhageyso:-Taliska Booliska Afgooye oo shaaciyey sababtii Al-Shabaab u dileen korneel Guudle

Shalay subaxdii hore ayaa dagaalamayaal ka tirsanaa Al-Shabaab waxa ay weerar jidgal ah ku dileyn Sarkaal…

Continue Reading

Shirweyne looga hadlayo Arrimaha Somalia oo Maanta ka furmaya dalka Belgium

Madaxweynaha DFS iyo kuwa Mamaul-gobaleedyadda ayaa waxay wada gaareen Caasimadda dalka Belgium ee Brussels, si ay…

Continue Reading

Safiirka Somalia ee Midowga Yurub & Feysal Cali Waraabe oo ku kulmay Brussels

Magalada Brussels ee Wadanka  Belgium-ka waxaa maanta ku kulmay Safiirka Soomaaliya ee Midowga yurub iyo Guddoomiya…

Continue Reading

Muwaadin Soomaali oo Taliye ka ahaa Kooxda Daacish oo lagu dilay dalka Syria

Sida lagu daabacay Shabakadda Wararka ee Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadnaha ee dalka Syria ee fadhigooda dhex…

Continue Reading

Dhageyso:-Dad u dhintey Qashinka Shirkadaha Nadaafada ku daadiyaan deegaanka Gubadley

Dadka deegaanka gubadley ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay ka cabanayaan  cuduro ka dhashay qashin farabadan…

Continue Reading

Dhageyso:-Wasiirka Amniga” Dadka ka hadlaya Wadooyinka xiran waxaa ka hadalsiinaya Al-Shabaab “

Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale,ayaa ka hadlay wadooyinka ay xireyn Ciidamada Dowladda Soomaaliya…

Continue Reading

Dhageyso:-Nin Walaalkiis ku gowracay Xaafad ka tirsan Muqdisho

Dhacdadaan layaabka leh ayaa waxa ay Maanta ka dhacay Xaafada Kaawa-Godeey dhinaca degmada Dharenleey ee Gobolkaan…

Continue Reading

Soomaaliland oo deegaanadeeda ka mamnuucday Hay’ado ka diiwaan gashan Soomaaliya

Wasaaradda qorsheynta  Somaliland ayaa markii ugu horeysay faah-faahin ka bixisay lix hay’adood oo ah kuwa samafalka…

Continue Reading

Dhageyso:Taliye Bog-madoow “Jubbaland Kalama Tashanayo inaan Shaqadeyda Ka Guto deegaanada La ii Magacaabay”

  Taliyaha Qaybta 43-aad ee dhawaan dowladda Soomaaliya ay u magacaawday Deegaanada Jubbaland General Cali Maxamed…

Continue Reading