Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Radio Dalsan 2-11-2018

Barnaamijka Dooda Radio Dalsan waa Todobaadle,waxaana lagu soo qaataa mowduucyo kala duwna oo quseeya xaalada Siyaasadeed…

Continue Reading

Feysal Waraabe “Aniga iyo Cali Khaliif waa la kulanay Farmaajo waxaana kala hadalnay sida lacagaha loo qeybsan lahaa”

Faysal Cali Waraabe wuxuu sheegay in ka qayb galkooda shirkii Brussels uu ahaa inay u ololeeyaan…

Continue Reading

Kooxo hubeysan oo Caawa Askari ku toogtey Muqdisho

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Caawa agagaarka baar ha i dhaafin oo kala qeybiya Degmooyinka Xamar…

Continue Reading

Daawo:-Xarunta Talo soojeedinta Somaliyeed oo Dowladda u dirtay baaq ku saabsan jidadka xiran

Xarunta Talo soojeedinta Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay saameynta Xernaashaha Wadooyinka Muqdisho,iyo qorshaha xukuumadda ee sugida…

Continue Reading

Dhageyso:-Xiisada dagaal oo ka taagan degmada Cadale iyo bakarac ka bilaawday

Wararka aan ka heleyno Tuulooyin ka tirsan Degmada Cadale ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay…

Continue Reading

Dhageyso:-K/Galbeed oo Ciidamadeeda amartay in tallaabo ka qaadaan Siyaasiyiinta..

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxa uu  soo saarey digniin ku socota Siyaasiyiinta…

Continue Reading

AKhriso:-Wasaaradaha Kaluumeysiga Dowlad Goboleedyada oo hakiyey Wadashaqeyntii W/Kaluumeysiga DFS

Ka dib kulan ay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay ku yeesheen Wasiirada Kalluumeysiga…

Continue Reading

Dhageyso:-Ambasador Diinaari”Waa daciifnimo in Shirka Brussels uu noqdo mid leysku Dacweeyo”

Siyaasiga C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaalida oo xilal kala duwan kasoo…

Continue Reading

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay daryeesho Ciidamada

Wixii ka dambeeyey markii mudo todobaad gudahood ah Magalada Muqdisho ay ka dhaceyn qaraxyo iyo weeraro…

Continue Reading

Dhageyso:-Madaxweyne Gaas oo shaaciyey waxa sababa khilaafka Dowladda iyo dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magalada Brussles ayaa ka hadlay…

Continue Reading

Dhageyso:-ONLF oo Warka soo saartey dagaalka Soomaalida iyo Oromada

Ururka ONLF ayaa bayaan uu soo saaray kaga hadlay dagaallo khasaare badan geystay oo qeybo ka…

Continue Reading

Dhageyso: Warka Habeen Ee Radio Dalsan

Warka Waxaa Akhrinaya: Axmed Xuseen Cadow Waxaana Farsameynaya: Faarax C/llaahi Aadan {Qorsheeye}  

Continue Reading