Sarkaal ka tirsan Alshabaab oo lagu tuhmayo inuu ku baaqay weerarkii xalay ka dhacay dalka Maraykanka

  Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa magaalladda London ee dalka Britain ayaa maanta daabacay…

Continue Reading

Taliyihii Ciiddanka Kenya ee Ciiddankiisa ay Alshabaab kula dagaalameen gudaha Somalia oo xilka ka degay

Taliyihii hore ee Ciiddanka Kenya, Jeneral Julius Karangi ayaa lagu wadaa inuu hawlgab ka noqday Hawlaha…

Continue Reading

Dhageyso: Warka Duhur Ee Radio Dalsan 04-05-2015

Warka Duhur Ee Radio Dalsan Waxaa inoo Aqrinaya C/Waxiid C/laahi Daahir iyo Fartuun Cabdi Cali dhanka…

Continue Reading

Maraykanka oo ku baaqay in loo midoobo Dagaalka Alshabaab

Xoghayaha Arrimaha dibedda Maraykanka, John Kerry ayaa maanta hadalkaasi ka sheegay magaalladda Nairobi, mar uu booqasho…

Continue Reading

Tahriibayaal Somali ah oo lagu qabtay berriga iyo badda dalka Libya

Kornel Ridaa Ciise oo ka tirsan Saraakiisha Ciiddanka Badda ee dalka Libya ayaa sheegay inay qabteen…

Continue Reading

Boliska Kenya oo baadi-goobayo rag Alshabaab u tashkiiliya dhallinyarradda

Afar qof oo ay Boliska Kenya jimcihii soo bandhigeen Sawiradooda ayaa lala xiriirinayaa inay Alshabaab u…

Continue Reading

Britain iyo Kenya oo cusboonsiiyey iskaashigooda Milliteri, xilli ay Kenya u caal la’dahay weeraradda Alshabaab

Ergayga Sare ee Dowladda Britan uga wakiilka ah dalka Kenya, Christian Tunner ayaa sheegay inay Ciiddanka…

Continue Reading

Haweeney Somali-Maraykan oo Tababar ku qaadanaysay Akadeemiyaha Boliska oo shaqada isaga tegtay

Haweeney Somali Maraykan dhawaan qoratay inay ka mid noqoto Boliska Magaalladda Kolombus ayaa ku gacan-sayrtay amar…

Continue Reading

Muwaadin Somali Canadian ah oo lagu dilay magaalladda Ottawa

Marxuumkaasi oo la oran jirey Shariif Saciid ayaa la toogtay, waxayna dadka deegaanka sheegeen inay afar…

Continue Reading

Tahriibayaal Somali ah oo lagu xiray dalka Libya

Wakaalladda Wararka ee dalka Libya (LANA) ayaa shaacisay inay Ciiddanka Ammaanka shalay gacanta ku dhigeen 500…

Continue Reading

Maraykanka oo Mashaariicda Tamarta Cagaaran kula dagaalami doona Alshabaabka Somalia

Sida lagu soo daabacay Shabakadda Wararka ee wnd.com waxa uu Maamulka Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama danaynayaan…

Continue Reading

Dhageyso: Bar Wareega Wararka ee Radio Dalsan 03-05-2015

Halkaan Ka Dhageyso: Bar Wareega Wararka ee Radio Dalsan 03-05-2015 Abuukar Dayax Iyo Hassan Alasow Borre

Continue Reading