Tahriibayaal Somali oo ku geeriyootay, kuwana laga badbaadiyey Xeebaha Masar

Ilaaladda Xeebaha ee dalka Masar ayaa sheegay inay soo saareen maydadka shan qof oo Tahriibayaal ah,…

Continue Reading

Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda oo markii ugu horreysay booqday Baraawe

Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda, Jeneral Edward Katumba Wamala oo maalintii Sabtida ee la soo dhaafay…

Continue Reading

Saraakiil ka tirsan Boliska Kenya oo ku dhaawacantay qarax ka dhacay Yumbis

Afar ka tirsan Saraakiisha Boliska Kenya ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo xalay lala beegsaday gaari…

Continue Reading

Dowladda Kenya oo Dukumentiyo been abuur ah u samaysa Dhuxusha laga dhoofiyo Dekedda Kismaayo

Warbixin cusub oo ay soo saareen Guddiga QM ugu qaabilsan Kormeerka Xayiraadda Hubka ee Somalia iyo…

Continue Reading

Dhagayso: Warka Subax 26-05-2015 by Xamdi Xasan Yuusuf

Milliteriga Kenya oo sheegtay inay dileen Dagaalamayaal Ka Tirsan Alshabaab

Afhayeenka Ciiddnka Kenya, Kolonel David Obonyo oo la hadlay Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu Agency (AA)…

Continue Reading

Deg Deg: Al Shabab oo Weerar Ku Dishay 20 Askari oo Kenyan ah

Dagaalamayaal ka tirsan Kooxda Al Shabab oo Weerar Culus ku qaaday Shalay gelinkii Dambe Kolonyo ka…

Continue Reading

Madaxweynaha: “Waan u mahadcelinayaa walaalaheena Afrika sida ay inoo garab qabteen, waxaana filayaa in goor dhow ay muuqan doonto kaalintii Soomaaliya ay qaaradda ku lahayd”

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu xusayey…

Continue Reading

Haweeney ka badbaaday shil gaari oo ay dhowr qof ku geeriyootay

Shan qoys oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday gaari ku qalibmay, kadibna ku dhacay Webi…

Continue Reading

Nin dib u dhigay Diyaarad ay raaci lahayd saaxiibtiisa

Boliska dalka Faransiiska ayaa xiray nin la sheegay inuu bam aan run run ah ku cabsi…

Continue Reading

Nin u dhashay Japan oo xaaskiisa oo dhagool ahayd si xun u dilay

Nin u dhashay dalka Japan ayaa isku soo dhiibay Boliska, kadib, markii uu xaaskiisa oo dhagool…

Continue Reading

Dhageyso: Bank Cusub Oo Maanta Si Rasmi ah Muqdisho Looga Hirgaliyay

Munaasabadan oo ahayd mid ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin katirsan doowladda,Culumaa’udiin,ganacsato iyo marti sharaf kale…

Continue Reading