Ugu yaraan 15 qof ayaa la soo weriyey inay ku geeriyoodeen Dooni shalay oo Jimco ahayd ku degtay Webiga Mpoko...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay War-murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda G7 ee ku qabsoomay Jasiiradda Capri...
Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Wadamada G7 ayaa walaac ka muujiyay Heshiiska sharci darada ah ee la sheegay inuu dhexmaray Itoobiya...
Shirkii Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu ballansanaa in uu qabsoomo maalinta berrito ayaa la shaaciyay in dib uu u...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay, Guddoomiyaha Hay’adda...
Roobabkii guga ayaa si rasmi ah uga curtay deegaanno badan oo dhaca gobollada Dalka Soomaaliya,kadib markii maalmihii u dambeeyay ay...
Telefishinka Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iran ayaa soo tebisay inay Israel Gantaalo ku soo weerareen magaalladda Isfahan ee Bartamaha dalkaasi, iyadoo...
Taliyihii ciidamada milateriga ee dalka Kenya iyo sagaal qof ayaa ku dhintay shil diyaaradeed oo dhacay shalay oo khamiistii aheyd,...
Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa ka qabsoomay Shir heer Wasiir ah oo dhexmaray Maamulka Puntland iyo Beesha...
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo Hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (ATALANTA) ayaa fuliyay layli mideysan ay...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada...
Wararka aan ka heleyno deegaan lagu magacaabo Hulkujir oo hoostaga degmada Xeeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in goor dhow...
We bring you the best Premium WordPress Themes that perfect for news, magazine, personal blog, etc. Check our landing page for details.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.