Ugu yaraan 7 qof oo ku geeriyootay dhismo ku soo dumay Galbeedka dalka Hindiya

Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay dadkaasi ku geeriyoodeen Dhismo ka koobay…

Continue Reading

Dhowr qof oo ku dhaawacantay qarax ka dhacay dalka Turkiga

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay dadkaasi ku dhaawacmeen Bam la dhigay meel qashin-qub ah oo ku…

Continue Reading

Shirweyne looga hadlayo Colaadaha ka aloosan dalal ay Somalia ka mid tahay oo ka furmaya dalka Itoobiya

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia, Meles Alem ayaa shaaciyey inay marti-gelin doonaan Shirweyne looga…

Continue Reading

Sawirro:-Ugu yaraan 15-qof oo ku geeriyootay Roob mahiigaan ah oo ka da’ay dalka Yemen

Saraakiisha Deegaanka ayaa sheegay inuu roobka Mansuumka ka da’ay qeybo ka mid ah Bartamaha iyo Koonfurta…

Continue Reading

Dowladda Raashiya oo Pakistan ka iibisay Diyaarado dagaal

Milliteriga Pakistan ayaa la soo gaarsiiyey 4 Diyaaradaha Helikoptarada ee ay qoryaha ku xiran yihiin oo…

Continue Reading

Wasiiradda Gaashaandhigga Dalalka Afrika oo isku raacay in la diyaariyo Ciiddamo si degdeg loo hawl-gelin karo

Wasiiradda Difaaca iyo wakiilo ka kala socday Dowladaha Uganda, , Angola, Burkina Faso, Chad, Egypt, Rwanda,…

Continue Reading

Dowladda Britain oo ku baaqday Kulan looga hadlayo Colaadaha ka socda dalka Myanmar

Dowladda Turkiga ayaa ku boorisay Golaha Ammaanka ee QM inay yeesheen Kulan looga xaajoonayo Wararka sheegaya…

Continue Reading

Madaxweynaha Iiraan oo ku eedeeyey Sacuudiga inay taageeraan Argagixisada

Madaxweyne Xasan Ruuxaani ayaa hadalkaasi ka jeediyey Telefishinka dalkiisa, wuxuuna xusay inay Sacuudiga taageeraan waxa uu…

Continue Reading

Ugu Yaraan 13-qof oo ku geeriyootay qarax ismiidaamin ah

Saraakiisha Ammaanka ayaa sheegay in dabley ka tirsan Maleeshiyadda Daalibaan uu isku qarxiyeen kolonyo ay la…

Continue Reading

Mukhalas Soomaali ah oo dadka u tahriibin jirey UK oo lagu xukumay Xabsi

Maxkamadda York Crown Court ee dalka Britain ayaa la soo tagaay Muwaadin Somali haysta Dhalashadda dalka…

Continue Reading

Theresa May oo ku dhawaaqday xilliga ay ka degayso Madaxtinimada dalka Ingiriiska

Theresa May waxay shaacisay inay xilkaasi ka degi doonto bisha August 30-da ee sannadka 2019-ka, oo…

Continue Reading

Maxaabiista ku xiran Xabsiga Abu Dhabi oo si muuqaal ah kula hadli kara Carruurtooda

Carruurta ay Waalidiintooda ku xiran yihiin Xabsiga Abu Dhabi waxay haatan awoodi karaan inay la xiriiraan…

Continue Reading