Israa’iil oo Weerar Gantaalo ku qaaday Iiraan & xaalada oo saaka kacsan

Telefishinka Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iran ayaa soo tebisay inay Israel Gantaalo ku soo weerareen magaalladda Isfahan…

Continue Reading

Maxamuud Cabbaas oo diiday qorshe uusoo Bandhigay Joe Biden

Madaxweynaha Falastiin, Maxamuud Cabbaas ayaa lagu warramaya inuu diidday qorshe uu usoo bandhigay Madaxweynaha Mareykanka ,…

Continue Reading

Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay oo Maanta kulan Deg-deg ah yeelanaya

Ergayga joogtada ee Dowladda Malta u joogta Xarunta Dhexe ee QM ee magaaladda New York, Vanessa…

Continue Reading

Wararkii ugu danbeeyay Weerarka Aargoosiga ee Iiraan ku qaaday Israa’iil

Iran ayaa xilli dambe oo Sabtidii ah, waxay weerar aargudasho ah ku qaaday gudaha Israa’iil, hase…

Continue Reading

Turkiga oo xayiraad Fiisaha Transit-ka ku soo rogay 10 Dal oo ay ku jirto Somalia

Laga bilaabo bishan April 15-da ee sanadkan 2024-ka waxay Dowladda Türkiye dhaqan gelin doontaa Sharci  culus…

Continue Reading

Wararkii ugu danbeeyay Dad ku dhintay Dagaal ka dhacay Addis Ababa

Labo Dabley oo ka tirsan Jabhadda FANO iyo qof Rayid ah ayaa lagu dilay Iska horimaad…

Continue Reading

Ciidanka Israa’iil oo Weerar hor leh ku dilay Dad farabadan oo falastiiniyiin ah

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana…

Continue Reading

Biden oo Israa’iil ku cadaadiyay inay ogolaato waddooyin la mariyo Gargaarka Gaza

Israa’iil ayaa sheegtay in ay oggolaatay in la furo laba waddo oo dhanka Gaza ah si…

Continue Reading

RW hore ee Suudaan iyo Siyaasiyiin kale oo la Amray in la soo xiro

Xafiiska Dacwad-Oogaha Guud ee dalkaasi Suudaan ayaa waxa uu shalay oo Arbaco ahayd soo saaray Amar…

Continue Reading

Doorashada dowladaha hoose ee Dalka Turkiga oo Maanta bilaabatay

Codbixinta ayaa si toos ah u socota doorashada dowladaha hoose ee Turkiga, iyadoo xisbiga madaxweyne Erdogan…

Continue Reading

Ruushka oo joojiyay qorshe ay wadeen Guddi ka socday Q/Midoobay

Ruushka ayaa gebi ahaan ba joojiyey qorshaha guddidii khubarada ahayd ee ka socday Qaramada Midoobay, kuwaas…

Continue Reading

Ciidamada Israa’iil oo toogtay Falastiiniyiin aan hubeysneyn kuna aasay Cagaf-cagaf

Muuqaal ay heshay Aljazeera ayaa muujinaya ciidamada Israel oo tooganaya,isla markaana cagacagaf ku aasaya rag Falastiini…

Continue Reading