• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 21, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Canshuur-bixiyayaasha Britain oo ka walaacsan Dhaqaalaha la siiyo Somalia inay xadaan Daacish ama si qaldan loo adeegsado.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 4, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Sida  lagu soo daabacay Wargeyska The Mail on Sunday ee ka soo baxa London waxa walaac xooggan laga muujinayaa Kaalmo Lacageed oo dhan 568 million ee Pound oo loo soo diray Dowladda Somalia, taasi oo khatar ugu jirto in loo wareejiyo Kooxda Daacish iyo Xarakadda Alshabaab, waa sida uu Wargeysku qoray.

Wargeyska oo loo soo dusiyey  Warbixin qarsoodi ah oo ka kooban 41-Bog ayaa lagu muujiyey inay Dowladda Britain  Kaalmo dhaqaale u gudbisay Somalia, taasi oo dhan in ka badan  Nus Billion oo Pound.

dfidWargeyska The Mail on Sunday waxa uu xusay in Dhacdadan La-yaabka lagu soo qoray Qorshaha Ganacsi ee ay diyaarisay Waaxda Britain ugu qaabilsan Horumarinta Caalamiga  (The UK’s Department for International Development (DFID), isla markaana lagu soo bandhigay Istaraatijiyadda  ilaa sannadka 2020-ka.

Faahfaahinta ooh al-ku-dheg looga dhigay “Diiwaan gelinta Khatarta”  ayaa lagu xusay in Maalgelinta Lacagaha Canshuur-bixiyayaasha Britain si qaldan loo isticmaalay ama loo gudbiyo Kooxaha Dembiilayaasha.

Warbixinta  ayaa lagu muujiyey in laga yaabo inay xiisadda Ku-takrifalka  Lacageed sii korodho 6-da ilaa 12-ka bilood, iyado ay foodda nagu soo hayso Doorashadad Somalia.

Xaalladda ayaa haatan taagan meel casaan ag, iyadoo aysan La-taliyayaasha awood u lahayn inay soo kormeeraan qaabka loo isticmaalo Deeqaha la siiyo Somalia sababo la xiriira Ammaan-xumida ka jirta Deegaanadaasi.

Warbixinta Wargeyska The Mail on Sunday ku soo bandhigay in Kaalmadda Lacageed ee la siiyo Somalia la musuqmaas ayaa imaanayso xilli Warbixin ay QM soo saartay laga digay Xadgudubyadda Nidaamsan ee Heerka sare oo ay Saraakiil ka tirsan Dowladda Somalia  hubka ugu gudbiyaan Kooxaha Hubeysan ee ka hawlgala gudaha Somalia.

Xigasho: The Mail On Sunday

©Radio Dalsan

 

 

Previous Post

Madaxweynaha Somaliland oo isku shaandheeyey Golihiisa Wasiiradda, xilalkana ka qaaday Mas’uuliyiin.

Next Post

(Dhegeyso): Beesha Absuge Wacaysle oo ka digtay in la boobo Kursiga Beesha ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Next Post

(Dhegeyso): Beesha Absuge Wacaysle oo ka digtay in la boobo Kursiga Beesha ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

by Liban
May 21, 2025
0

WASHINGTON / MOGADISHU — The White House has released rare military footage on its official social media platforms, showing a...

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

by Ilhaan
May 21, 2025
0

Muqdisho – Kulan doodwadaag muhiim ah oo diiradda lagu saarayay xaaladda xorriyadda saxaafadda iyo caqabadaha horyaalla suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka...

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

by Liban
May 21, 2025
0

London, United Kingdom – After more than 18 months of relentless conflict in Gaza, the United Kingdom’s patience with Israel...

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

by Liban
May 21, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – A pivotal roundtable discussion focusing on the state of press freedom in Somalia was held at the...

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
English News

White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
English News

UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action
English News

Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Participates in the Annual Meeting of the Islamic Development Bank Held in Algeria
English News

Somalia Participates in the Annual Meeting of the Islamic Development Bank Held in Algeria

May 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • White House Releases Footage of U.S. Airstrike in Somalia, Targeting ISIS Militants
  • Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
  • UK Prime Minister Issues Strong Warning to Israel Over Gaza Crisis
  • Somali Press Freedom Under Siege: Mogadishu Dialogue Demands Action

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00