HomeWararCali Guudlaawe oo Labo sano kadib ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada

Cali Guudlaawe oo Labo sano kadib ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Caawa ku dhawaaqay Galahiisa Wasiirada, kuwaasi oo ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dowle. Cali Guudlaawe Xuseen muddo labo sano ah oo uu Xilka hayay waxaa sii shaqeynayay Wasiradi uu Magacaabay Madaxweynihii ka horreeyay isaga. Madaxweyne Cali Guudlaawe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Caawa ku dhawaaqay Galahiisa Wasiirada, kuwaasi oo ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dowle.

Cali Guudlaawe Xuseen muddo labo sano ah oo uu Xilka hayay waxaa sii shaqeynayay Wasiradi uu Magacaabay Madaxweynihii ka horreeyay isaga.

- Advertisement -

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa la doortay dhammaadkii sanadkii 2020. Waxaana muddadaas shaqeynayay Wasiiradii Maamulkii Madaxweyne Waare, waxaana xusid mudan in ay jirtay isku shaandheyn uu ku sameeyay Wasaaradaha, iyadoo Xilalka loo kala beddalay qaar ka mid ah Wasiirda maamulkaaasi.

HOOS KA AKHRISO WARQADDA MAGACAABISTA

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts